Xukuno Dil iyo xarig isugu jira oo lagu riday askar katirsan ciidanka Dowladda

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida qaybta 27-aad ayaa maanya xukuno isugu jira dil iyo xabsi ku riday askar katirsan ciidanka dowladda Soomaaliya oo lagu helay in geesteen falal isugu jira dilal iyo dhac. Afar askari oo ka kala tirsan ciidanka milatariga iyo NISA ayaa lagu helay dambiyada lagu soo eedeeyay ee kala ah dilal iyo dhac … Continue reading Xukuno Dil iyo xarig isugu jira oo lagu riday askar katirsan ciidanka Dowladda